Wasaaradda Caafimaadka Galmudug oo soo saartay qeylo-dhaan & baaq deg deg ah

Wasaaradda Caafimaadka Dowlad goboleedka Galmudug ayaa walaac xoogan ka muujisay xaaladaha cudurka dilaaga ah ee Covid-19 oo degaaanada Galmudug si weyn ugu faafay. Waxaa sare u kacay dadka laga helayo cudurka iyo Waliba dadka u dhimanaaya. waxaana 48 saac ee ugu dambeysay la diiwaan galiyey 111 kiis oo cusub halka 9 qof ay u dhinteen … Continue reading Wasaaradda Caafimaadka Galmudug oo soo saartay qeylo-dhaan & baaq deg deg ah